Qofkii camal fiican fala oo rag ah ama haween isagoo qofkaasi uu mu’min yahay waxaan ku nooleynaa adduunka nolol wanaagsan, waxaanan ku abaalmarinaa aakhirada ajarkoodi wax uga wanaagsan. Diintu waxay qof walba oo caqli leh qaan gaadhna ah faraysaa inuu rumeeyo Ilaaheygii abuuray caabudona shareecaddiisana raaco. Islaamka waa diinta uu Ilaahey kor ahaaye ku soo dejiyey Nabi Muxammad.
0 Comments
Leave a Reply. |
AuthorWrite something about yourself. No need to be fancy, just an overview. ArchivesCategories |